Ku Soo dhawoow Simrani Somali Online Shop

Simrani waaa Dukaan ama Suuq Soomaaliyeed oo aad kaga adeegan kaarto Luuqdaada hooyo ee Af soomaaliga aadna ku iibsan karto hab online ah meelkastoo aad aduunka ka joogto ama hadaan si kale u dhigno adoo xaafadaada ama goobtaada shaqada jooga.
Shaqaalaha waxay leeyihiin in ka badan 5 sano oo waayo-aragnimo dhinaca Online ka ah waxay caan ku yihiin una diyaar yihiin wakhti kasta iyo goob kastabaa qancinta macaamiisha, tayeynta adeegga, casriyeynta iyo Abuuridda nashqado cusub.
Himiladeena ayaa ah inaan soo bandhigno xalka ugu wanaagsan ee macaamiishayadu kaga adeegan karaan internetka kuna dalban kaaraaan nooc kasta oo alaabaha ay Soomaalidu isticmaasho ah sida Cuntooyinka, Qalabka Gurayaha lagu Qurxiyo, Dawooyinku ay Haaweenku is qurxinta, Dharka,Kabaha , Cadarada , Uunsiga iyo IWM…
iyagoo isticmaalayaa luuqadooda hooyo haday wax su,aal ahhna kulaa xidhiidhi karaan qaybta macaamiisha.

Hamiga & Himaladeena

Waxaan hiigsanaaynaa inaaanu noqono Online Shopkii ugu horeeye ee dhamaantii aad luuqadaada Hooyo ee Af Soomaaliga Adkaga adeegato internetka badeecooyin kala duwan oo la hubiyay tayadooda adoo halkaad doonto kaa jooga aduunka.
Waxa aad lacagta ku bixin kartaa si fudud adiga oo adeegsanaya habka Paypal-ka, Credit Card, ama Bangiga caaadiga ah , alaabta aad iibsato waxaa laguugu keenayaa ciwaanka aad ku buuxiso macluumaadka soo dirista alaabta.
Ma joogtaa Yurub, Amerika, Afrika ama Aasiya, kaalay dooro dookhaaga Ciyaar dookhaaga anagana nagu halee inaanu kuugu keeno dalaabkaaga meelkastoo aad aduunka kaa joogto.

 

ABDI RAHMAN
CUSTOMER SIUPPORT

Lorem ipsum..

SAMIIR
CUSTOMER SUPPORT

Lorem ipsum..

MUSTAFA
CEO

Lorem ipsum..

Nagula soo xiidhiidh qoraal ahaan

nasoo weydii su,aal kastoo aad qabto waxaan kuu balan qaadayna inaanu sida ugu dhakhsaha badan kuugu soo jawaabi doono

Cidda aan nahay

Simrani Somali online shop

Taariikhda Dhabta Ah
Shirkadda Caalamiga ah ee Simrani

Simrani waa Dukaan internetka ah oo oo ku shaqeeya hab online ah "ONLINE SHOP" oo la aasaasay bishii Marso, 2017 kaasoo kuu suurtagelinaya inaad adoo aqalkaaga ama goobtaada shaqo Jooga melkastoo aad Aduunka ka joogto ku dalban karto dhamaan Alaabaha kala duwan Ee uu iibiyo, Adigoo u maraya websaydhka ( www.simrani.com )

Sababta & Ujeedada

Hadaanu nahay Bahda Simrani , waxaan isku dayeynaa inaan adduunka ka dhigno mid caddaalad ah oo dhamaan Dadku u simanyihiin Adeega Internetka, Si qof walba meesha uu joogo ugu heli karo waxa uu u baahanyahay ama uu jecelyahay IYADDOO AANAY KU XIDHNAYN INUU.. magaalo joogo ama tuulo, Ka fog yahay Goobta Adeega uu ka heli karo waxa uu jecel yahay iyo in uu u dhowyahay. Simrani ahaan waxaanu wakhti walba ku hawlan nahay in aad meelkastoo aad jogto ku hesho waxa aad jeceshay ama u baahantahay Adoon dhib u marin kaliya dalbo anagana nagu halee in aanu kuugu keeno meesha aad joogto

The Right People In The Right Jobs

Sed ut perspiciatis unde omnis iste natus error sit voluptatem
accusantium doloremque laudantium.

Tim Woods
CEO & Founder

At vero eos et accusamus et iusto odio dignissimos ducimus qui blanditiis praestium voluptatum deleniti atque.

Tim Woods
CEO & Founder

At vero eos et accusamus et iusto odio dignissimos ducimus qui blanditiis praestium voluptatum deleniti atque.

Tim Woods
CEO & Founder

At vero eos et accusamus et iusto odio dignissimos ducimus qui blanditiis praestium voluptatum deleniti atque.

Are you Dedicated, Hardworking, and Fun? Join Us!

Sed ut perspiciatis unde omnis iste natus error sit voluptatem accusaum doloremque laudantium, totam rem aperiam, eaque ipsa quae ab illo inventore veritatis et quasi architecto beatae vitae dicta sunt explicabo. Nemo enim ipsam voluptatem quia voluptas sit aspernatur aut odit aut fugit, sed quia consequuntur magni dolores eos qui ratione voluptatem.